Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wadanivip on January 31, 2016, 07:06:24 PM

Title: Su'aal: Xanin Yaha Waxan Ku arka xidada iney Mar Mar bararayan
Post by: Wadanivip on January 31, 2016, 07:06:24 PM
Asc ugu horeyn, Xanin Yaha Waxan Ku arka xidada iney Mar Mar bararayan xanun said ah iguma hayan wxd arkaysa Mar Mar iney xidada Gudaha Xanin yahay bararayan waliba ad daremayso bararkas, Dhabarka and Kaliyaha Xanun ayan ka darema ayagana,, Arintas Maxey ka dhigan tahay?  MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Xanin Yaha Waxan Ku arka xidada iney Mar Mar bararayan
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 03:05:34 PM
Waxay u badan tahay in ay cilladaan tahay ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456)