Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Afnaan.abdulle on March 10, 2016, 05:13:27 PM

Title: Su'aal: Neef ama asmo dawada ma leedahy?
Post by: Afnaan.abdulle on March 10, 2016, 05:13:27 PM
Asc Dr iyo asxaabta ku tixan barnamijka waxaa rabaa dhaqtarka in aan weydiyo cudurka neefta ee ku dhaca caruurta yaryar hadabo Dr waxaa dhalay gabar yar oo jirto 4 sanno xilkasto neef bdn ayaa laga dareema marka ku kacdo iyo qufac dhaqtarkasto waa keenahay waxaa usoo qoraann daawo hadan wax isbadal majiro Dr waxaa ka rabnaa talo ku aadan daawenta neefta caruurta
Title: Re: Su'aal: Neef ama asmo dawada ma leedahy?
Post by: SomaliDoc on March 22, 2016, 04:39:00 PM
ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html)