Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on October 25, 2016, 08:26:05 AM

Title: Su'aal: Timaheygu oo aad u yaraada maxaa u sababa?
Post by: Maaji29 on October 25, 2016, 08:26:05 AM
Dr waxaan kuweydiinaya timaheygu aad uyaraada maxaa sababna midkale murugo ama dhexdin aan dareemo maskaxda aad II xanuunta maxay tahay jwb insha alah
Title: Re: Su'aal: Timaheygu oo aad u yaraada maxaa u sababa?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 03:47:30 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno timo daadasahda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=687.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=687.0)