Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on December 21, 2017, 08:24:36 AM

Title: Su'aal: Uurka iyo caadada?
Post by: Ahmed tilmaame on December 21, 2017, 08:24:36 AM
Aad baad ugu mahadsantihiin hawsha fiican ee aad noo haysaan
Fadlan waxa aad iga jaahil saartaan Gabadhu iyada oo Uur leh waliba bilaw yahay dhiiga Caadadu ma ka iman karaa?
   
           Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Uurka iyo caadada?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 21, 2017, 07:45:05 PM
Fadlan, Linkigan hoos kaaga muuqda ka akhriso jawaabtada.


http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7440.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7440.0)