Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamoud Omar on June 05, 2016, 03:42:49 PM

Title: Su'aal: Jimicsiga iyo Ramadaanka?
Post by: Mohamoud Omar on June 05, 2016, 03:42:49 PM
Asc Dr iyo dhamaan akhyaarta sharafta leh salaan kadib Dr  qofki jimicsi/Gym samayn jiray maalinti waqtiga ramadaanka ma samayn karaa? maxayse u dhimaysa caafimadka?
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Jimicsiga iyo Ramadaanka?
Post by: SomaliDoc on June 20, 2016, 02:50:42 PM
Waxaa haboon jimicsigaaga in aad ka dhigatid afurka iyo taraawiixda inta u dhaxayso si cunanda aad u cuntay tamar loogu badalo, ma fiicna in aad jimicsatid adigoo sooman, waxaa kugu dhici kara fuuqbax maadaama laga yaabo in aad siyaado u dhidid, tan oo aan u fiicnayn caafimaadka murqaha iyo kilyaha intaba.