Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Faizaali on December 25, 2016, 09:51:57 PM

Title: Su'aal: Qalliinka bishimaha?
Post by: Faizaali on December 25, 2016, 09:51:57 PM
su'aal walaal waxad ii shektaa qaliin ka bishimah oo laqalo am qof jug uga dhacday oo loosimayo sameen nucee ah am keeni kartaa
Title: Re: Su'aal: Qalliinka bishimaha?
Post by: SomaliDoc on March 12, 2017, 11:03:19 AM
Waxay ku xiran tahay jugta ku gaartay nuuca ay tahay iyo meesha ay kaa gaartay, taasi ayaa keeni karta in qalliinka ka dib lagaa dareemo dhaawac hore ama in aan waxba la dareemin.