Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dayahadde1 on March 22, 2016, 10:37:26 AM

Title: SU'AAL: HARGAB XAB WATA DHIB MA KEENI KARAA XABKA?
Post by: Dayahadde1 on March 22, 2016, 10:37:26 AM
asc dr. se tahay xalda? waxaan rabaa inan ku weydiiyo su'aal? oo ah sidaan.
waxaan dhalay wiil yar 00 6 bil jira hargab oo qufac & xab aan dareemaayo oo feerihiisa xabka ka dhareemayo ayaa haayo sideen u xalin karaa dr? maxeysa dhib keeni kartaa adoo mahadsan ii so jwaab daawose maxaa u siin karaaa ii soo qor mahadsanid.
Title: Re: SU'AAL: HARGAB XAB WATA DHIB MA KEENI KARAA XABKA?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:36:59 PM
Waa in aad dhakhtar tusisaa, Burkiito ayay u badan tahay, maxaayeelay Hergabka xab ma wato, feeruhuna ma shaqaraan.