Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yo Omar on March 23, 2016, 04:13:40 PM

Title: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa dibnaha?
Post by: Yo Omar on March 23, 2016, 04:13:40 PM
Asc dr waxan ka cabanayaa dibnaha oo inta ay i qalalaan kadibna i jajabaya oo diirku ka dhacayo doctor kasta waxba wuu iga wayay cashar ad kaga hadlayso waan akhristay wanan try greyey illa hadana wan wadaa lkn waxad mooda in isbedel la sheega aanu ku dhicin  shayga qudha ee aan u malaynaya inuu sabab u yahay waa paste tooth la dhaho dabur oo ay ku jiraan wax kulul oo xawaash ahi maxan sameeya dr si aan arintaa ula tacaalo
Title: Re: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa dibnaha?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:40:59 PM
Waa arrin jirta, dad badan oo iska daayay daawada lagu cadaysto oo ka fiicnaaday way jiraan, waxaa dhici karto inaad xasaasiyad ku leedahay wax ku jira daawadaas ee fadlan iska jooji, isticmaal cadayga "rumayga" caadiga ah haddii aad heli kartid.