Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirashiid.osmaan on May 30, 2016, 05:56:21 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno Nabraha cuncun leh?
Post by: Abdirashiid.osmaan on May 30, 2016, 05:56:21 PM
ASC . Dr waxaa rabay in aan talo aad i siisid Malamahaan dambe waxaa isku argay nabaro yar yar oo cun cun badan .waxa iga so baxeen cajirada  gacmaha . si kasto waab isku day wali nah wax is badal ah kama haayo ..  Dettol lifeboy oo body wash ayaa isticmalaa . talo kaga bahnaa thnaks
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno Nabraha cuncun leh?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 08:01:24 PM
Fadlan la xiriir dhakhtar maqaar si loo arko nabrahaas si loo ogaado, daawane laguugu qoro.