Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CMA on January 18, 2017, 08:48:07 PM

Title: Su'aal: Waa nin la xannuunsan gaaska caloosha?
Post by: CMA on January 18, 2017, 08:48:07 PM
Sacid
 waa nin la xannuunsan gaaska caloosha,Haddaba nabar kaga dhashay caloosha ayaa keenaya daqnasho/Xanuun waqtiga haddalka . Sidoo kale wuxuu dhalinayaa in wax naqas oo kale uu raaco jirta oo dhan .Maxaa talo ah
FG' gaas waa lagu sheegay meelo na waa u aaday
Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Waa nin la xannuunsan gaaska caloosha?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2017, 02:09:23 PM
Fadlan daawo labadaan Video si aad aqoon ugu yeelatid xanuunkaaga:

https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)

https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4 (https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4)