Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Msaxane 2 on March 07, 2020, 11:59:54 PM

Title: Su'aal: Sanboor isu badalay xiiq?
Post by: Msaxane 2 on March 07, 2020, 11:59:54 PM
Asc bahda website kan somali doc
Waxan doonayaa in aad wax iiga iftiimisaan
Sanboorka oo beriga danbe isu bedela Xiiqda (asthma)
Anigu waxan lahaan jiray Sanboor ilaa yaraantaydii hada da'daydu waa 35jir.  ilaa 5tii sano ee u danbeeysay waxan isku arkay Xiiq (asthma) weliba xiliga habeenkii ee hurdada iyo marka hargab igu dhaco
Markaa bal iiga soo warbixiya
Idinkoo mahadsan