Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samawade5151 on March 10, 2016, 08:13:35 AM

Title: Su'aal: Dumarkayga waxay ku xanuusadaan galmada?
Post by: Samawade5151 on March 10, 2016, 08:13:35 AM
Waxaan ahay aabo leh afar xaas kuwo horena waa furay
Waxaan ogaaday in dumar kaygu ku xanuustaan galmada  waxaana xanuuna dhabarka iyo wareega, halmar hadii aan ugalmoodo  mar labaad waa ku dhib   waan baadhay balse waxba lagama helin oo way caafimaad qabaan,  mana ihi nin ay wayn tahay xubintiisa taranku

Markaa dr  maxaa keeni kara ?

Dumarka  markay biyuhu sifiican uga yimaadaan  ma keeni kartaa xaaladaas
Title: Re: Su'aal: Dumarkayga waxay ku xanuusadaan galmada?
Post by: SomaliDoc on March 22, 2016, 04:11:38 PM
Xanuunka ay haweenka dareemaan galmada waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa "Dyspareunia", waxaana keeno dhowr shay oo kala ah:

Intaanba waa suuragal, ee qoraallada ku lifaaqan jawaabta akhriso.