Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suldaaanow on August 23, 2017, 05:45:00 PM
-
asc dr waan.idin salamay salaan kadib madaxa ayaa I xanuunaya iyo indhaha sidoo kale lalabo ayaan isku arkay,iftiinka waa I dhibayaa,neurologi ayaan aaday wax baaritaan ah ma aanan marin lkin wareysi ayaan soomaray,kadib calaamadahii aan u sheegay drka waxuu igu dhahay waxada qabtaa migraine,kadib daawooyin ayuu isoo siiyay,
Waxbana isagama fahmin,
Sidoo kale madaxa qaybta danbe ee indhaha ku aadan ayaaa I tikaameyso,
1'Waa maxay migraine
2'maxaa sababa migraine
Suaashaas iiga jawaab,
Dr
Iyo wixii calaamadahaas aad ka garaneyso
-
Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ka hadlaya noocyada madax xanuunka oo uu ku jiro nooca migraine:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)