Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaatib on April 07, 2016, 10:07:39 AM

Title: Su'aal: Maxaa kena cirada degdega oo lagu arko dhalinta?
Post by: Kaatib on April 07, 2016, 10:07:39 AM
Asc dhamaan daqatirta somdoc,salaan kadib waxan inaad iga jaahil bixisaan suaashaan ?? maxaa kena cirada degdega oo lagu arko dhalinta da'da yar??
Daawo ku habooon oo loo isticmaaalo major ta a?
Title: Re: Su'aal: Maxaa kena cirada degdega oo lagu arko dhalinta?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 03:35:47 PM
Jawaabta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0)