Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on July 04, 2015, 01:52:15 PM

Title: Su'aal: Faa'idada biyaha la cabo subaxii hore?
Post by: Saleeban Axmed on July 04, 2015, 01:52:15 PM
asc waa maxay wll faadiada ku jirta in la cabo biyo arooriii oon waxba la cunin
Title: Re: Su'aal: Faa'idada biyaha la cabo subaxii hore?
Post by: Cali Asaaro on July 07, 2015, 08:27:06 AM
Wcs walal  biyaha oo aroortii la cabo faaidooyiin badan ayaa ku jira oo aan la soo koobi karin waxayna ka hortagaan cuduro aan daawo lahyn marka waxaan kuula talin lahaa inaad cabto aroor walba 1liitar oo biyo nadiif eh  waxba ha cunin hana cabin mudo 45daqiiqo  mudadaas kadib sida caadiga ahayd u cun una cab.