Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: c/laahi yare on August 15, 2016, 08:14:20 PM

Title: Su'aal: Xanunka kudhaca hawenka?
Post by: c/laahi yare on August 15, 2016, 08:14:20 PM
Asc wan idin salamay dhaman dhaqatirta sharafta badan sida wanagsan ee su,aalaha bulshada uga jawabten.
Waxad iifahfahisan xanunka kudhaca hawenka marka aay umulan oo ladhaho uuryal ama uterine involution waxa lagu daweyo mhdsnidin
Title: Re: Su'aal: Xanunka kudhaca hawenka?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 01:07:26 PM
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan Uuryaalka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0)