Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikani on June 17, 2011, 10:30:29 PM

Title: Su'aal: Biyaha badda ma lagu caatoobaa?
Post by: Abdikani on June 17, 2011, 10:30:29 PM
asalamu calaykum salan ka dib waxan maqlay dad dhahay biyaha bada hadii lakarkariyo oo la cabo waa lagu caatooba. su'ashaydu waa maxaa kajira arintaas hadii ay runtahay sidee loo isticmaalaa?

sidoo kale cusbada bada oo biyo lagu karkariyo ka waran dhaqtar
Title: Re: Su'aal: Biyaha badda ma lagu caatoobaa?
Post by: SomaliDoc on June 20, 2011, 01:24:59 PM
Wax ku jira biyaha badda oo gooni ah oo lagu caatoobo haddii la karkariyo iyo haddii aan la karkarinba am jiraaan.