Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on September 14, 2017, 10:51:30 AM
-
Asc somalidoc.com
Waxaan xilli kasta dareemaa xanaaq iyadoo aan cidna iga xanaajin ama anoo kaligay ah ayaa xanaqaa mana jiro wax ficil ah oo aan qabtay markan xanaaqaayo
-
Arrintaan horey baa looga jawaabay, halkaan ayaad ka akhrisan kartaa jawaabta:-
http://bit.ly/2f0XyqN (http://bit.ly/2f0XyqN)