Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sukayna on April 26, 2020, 06:47:43 PM

Title: Su'aal: Luga qalooca ama "bow legs"?
Post by: Sukayna on April 26, 2020, 06:47:43 PM
asc dr ..
salaan kadib  dr waxaan ku waydinayaa . luga qalooca ama bow legs ka  mala toosin karaa iyadoon wax qaliina lagu samayn .  jimicsi lagu toosiyo miyaa jira ama suun lagu xiro lugaha oo toosinaya . belt legs . 
wa 25 jir ku dhashay bow legska wax xalla maleeyahy  dr .
 MAHADSANID :-