Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Afcas115 on October 23, 2009, 02:06:13 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena jidh kulaylka?
Post by: Afcas115 on October 23, 2009, 02:06:13 PM
asc walaal bacda salaan waxaan ka cabanayaa jidhkulayl oo ilaa dhawr sano i hayey maxaa keena jidhkulaylka khaasatan sacabada gacmaha oo dadka markaan salaan uu dareemo kulayl qayral caadi ah ii soo jawaaba mahadsanidiin wsc
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena jidh kulaylka?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2009, 10:24:55 PM
Keuleelka sacabada/calaacalaha waxa ugu badan oo somalida u keeno waa cudurka gaaska, kaasoo calaamadhiisa ay ka mid yihiin, bogga oo huro, caloosha oo dibirto ama aaryo ku dhex wareegato, daacada oo kugu dhegto iyo laabjeex marmarka qaar, calaamadhaas ma leedahay?