Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yusuf Ahmed on February 26, 2016, 12:08:04 AM

Title: Su'aal: Sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay?
Post by: Yusuf Ahmed on February 26, 2016, 12:08:04 AM
Dr waxan ahay wiil 27 jira  sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay inta hore ee fooda kadib waxan xidhay kofiyad marka waxa khafiif noqday tinta inta kale ee badhtanka dhakada ku beegan bidaarta hido uma lihin
Meesha ay tintu ka daadatay waxan ka dareema cuncun badan
Iyo finan yaryar
Iyo dhidid wali uman tagin dhakhtar maqaarka 
Lkn waxan u tagay dhakhtar qabilsan xanuunada uur ku jirta  wayo xanuun calosha ah ayaa in badan I hayay inti  tintu iga dadatay ba wuu I hayay xanuunka dhakhtarku wuxu igu sheegay  igfashan (helicobacter_ behadlung) magaca ayu igu sheegay dr hadad I cawin karto waxan jecla inad I shegto  igabashankan wuxu yahay iyo timaha waxad igula talinayso
Aadbad u mahadsantin bahdina is xilqaantay ee dadka u dadalaya mar labad iyo mar sadexadba mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Sanad iyo badh ka hor ayaa tintu iga daatay?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 01:56:40 PM
Infekshankaa lagugu sheegay qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.0.html)
Timaha daatayne halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)