Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on January 15, 2020, 02:29:54 PM

Title: Su'aal: Qumanka oo dhinac iga xanuunaayo?
Post by: Ibrahim Abikar on January 15, 2020, 02:29:54 PM
Asc doctor, qumanka oo dinaco ayaa ixanuna waana bararsanyaxi daqtar ENT ayaan utagi waxaas igudaxi waa allergy katibna tawa ayaas isii. isbatal mataremin ila xata waaixanunaya cuntatha marki aan liqaa xanun ayaan tareema maxaa tala fatlan.