Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cureeji102 on January 30, 2016, 11:29:12 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay biyobax degdeg ah?
Post by: Cureeji102 on January 30, 2016, 11:29:12 PM
Asc
Dr. waxan isku arkay
biyobax degdeg ah markan galmo sameynayo xitaa mahayn karo 1 daqiiqo
Da'deynuna waa 22 sano
Dr. maxad igula talin laheyd
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay biyobax degdeg ah?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 02:53:18 PM
Horay ayaan uga hadalnay arrintaan ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)