Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiftahali on June 24, 2015, 04:02:09 PM
-
Asc Ugu horeen walalayal su'ashan waa su'al aad muhiim iigu ah dhaqatiirta kheyr allaha siiyo waxaan rabaa inaan waydiiyo dhididka faraha badan gacmaha lugaha mararka qaar wajoga oon xili Ku xerneen qabow iyo kuleel xiliwalbo iskumid ayay iga soconayaan arinkaan dhibato Wayne ayuy igu haysa dariq walbo oo aan kucaafimadayo waan sameeynaya waxa ula jeda midas dadka qar waxay ii shegen mararka qar daawadu inay noqon karto qaliin waad mahadsantihiin
-
Fadlan halkaan ka akhriso qroaal ka jawaabayo su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)