Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: M. nadiif on January 20, 2017, 11:13:27 PM

Title: Su'aal: Go'idda timaha (Alopecia)?
Post by: M. nadiif on January 20, 2017, 11:13:27 PM
Dr   Arinkan aad kahadashy ee ah go ida timaha  ( aplecia)   Majiraan  daryeelo kale oo aan ka ahayn Berid iyo Drug oo timaha soo celinkara  ?   Maxad se igu latalin lahyd  ?
Title: Re: Su'aal: Go'idda timaha (Alopecia)?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2017, 03:02:18 PM
Inta hadda la ogyahay, hadday timuhu daataan cillad cudur awgiis waxaa loo qaataa daawooyin ama inay tahay bidaar dabiici ah oo timaha la beerayo, fadlan la xiriir dhakhtar cudurrada maqaarrada si loo ogaado bidaartaada nuuca ay tahay.

Akhriso nuucyada bidaarta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0)
Akhriso timo-beerista: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0)