Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi2 on February 11, 2016, 08:01:21 PM

Title: Maxaa keena in ay dibnahaaga qolof cad korto? Maxaase lagula tacaali karaa?
Post by: Cabdi2 on February 11, 2016, 08:01:21 PM
Dhowrkii sano ee u danbeeyay waxa aan isku arkay in afkeyga (Dibnaha, gaar ahaan ta hoose) ay qolof cad korto! haddii aan qooyo oo aan maro ku xoqo caddaanku waa uu iga baaba'ayaa... laakiin marka aan xoog u xoqo dhiigbaa ka yimaadda kadibna meeshii waxa ay isu beddesha dhibic madow oo dibinta iiga taal. Caddaankaas wax xanuun ah iguma hayo laakiin waan dhibsaday.
Title: Re: Maxaa keena in ay dibnahaaga qolof cad korto? Maxaase lagula tacaali karaa?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 05:22:18 PM
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)