Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimco Jama on June 23, 2016, 11:35:00 AM

Title: Su'aal: Hada ka hor waxaa la igu sheegay..
Post by: Nimco Jama on June 23, 2016, 11:35:00 AM
Asc ramadaan kareem dr salaan ka dib wad ku mahadsan tihin sida hagara la aanta ah ee aad bulshadina u caawinaysaan su ashaydu waxay tahay dhakhtar ayaa igu sheegay in ukxamahaygu diciif yihiin caadadana waan helaa bil kasta walaw ay waqtigedi kaso hor marto laba casho ama ka dib dhacdo dr maxad igula talin lahayd wax daawo ah oo lagu kobciyo ma jiraan baltalo isii alle khyr badan ha ku siiyo
Title: Re: Su'aal: Hada ka hor waxaa la igu sheegay..
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:21:28 PM
Jawaabta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html)