Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: YoungAbdirahman on January 14, 2019, 03:50:51 PM
-
Asalaamu calaykum
salaan kadib Dr. waxaan kuwaydiiyay, waxaan isku arkay durey in moddo adu 3 todobaad ah ayuu ihayay, waana iskala socday oo adu mid aan lajiifa ma ahayn, mark dhawaan waxaan isku arkay Siinka oo dhiig lasocdo ama Dhiigba ah, mararka qaar wax adag oo dhiig ku maranyahay ayaa iga imaada.
Goob caafimaadna wali dartii uma tagin caadi umbaan iska ahay sida kale qufac maba lihiba marmaar mooyeen marka waxan durey uun miyaa mise wuu kawaynyahoo waa wax kale?
maxaa talo ah ood isiin DR?
aad baad umahadsantihiin dhammaan.
-
Sangororka waxyaabo badan ayaa keena oo uu ka mid yahay hargabka, faahfaahinta cilladaas iyo waxyaabaha keeno ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0)