Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Laabta on April 15, 2012, 03:33:34 AM

Title: Su'aal: Ma jirtaa dawada raga ka joojiso inay ilmo dhalaan?
Post by: Laabta on April 15, 2012, 03:33:34 AM
Wan din salaay salan ka dib waxan oganah in dumarka ay qabab badan oo ay u hakiyan ilmaha ay jirto.
Lkin raga ma jirta waxan condom ehen oo u is ticmali karo inuu iilmo dhalin  haday jirto magacyadoda dawadas inad i shegtan ayan rab? plz mahadsanidin  :)
Title: Re: ma jirta dawada raga kajojiso inay ilmo dhlaan
Post by: Dandaawi on April 15, 2012, 10:06:42 AM
walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay suáasha muhiimka ad weydiisay? waxaan rabaa in aan idinla wadaago research aan akhriyay mudo yar ka hor kuna qornaa joornaal kasoo baxay wadanka kenya waxaaa ku xusnaa in la ogaaaday miraha babayga (pawpaw-ga) ay leeyihiin effects la mid ah daawooyinka contraceptive pills lakin ilaa iyo hadda lama xaqiijinin mudada iyo dose ka keeni kara contraceptives -ka.

Walaalaha kale oo maqlay ama akhriyiaya research-kan fadlan uga faaiidee asxaabta web-ka.

Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Ma jirtaa dawada raga ka joojiso inay ilmo dhalaan?
Post by: SomaliDoc on May 19, 2012, 04:33:26 PM
Badanaa ragga lagu lama taliyo in ay qaataan daawooyin uureysiinta joojiso, maxaayeelay daawooyinkaan waxay dilaan unugyada shahwada (spermicides), waxaa laga yaabaa in ay saamayn ku yeeshaan unugyada soo saaro xawada/shahwada oo dhibaato kale ka dhalato, midda kale mid la isku hubo maahan waxaa laga yaabaa adigoo daawadaa qaatay in ay uur yeelato haweentaada, qaabka kaliya ee ragga aysan dumarka u uurayn karin waa in la gooyaa xarigga shahwada qaado (vasectomy).