Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Efeyare on September 10, 2017, 11:19:04 AM
-
Asc Dr magacygu waa ciise doctorka waxan weydiin lahay su'aal...1 dr waxan isku arkaaa mararka qaarkood markaan
damco in aan saxaroodo dhiig soo raaco saxaradda .....mhdsnid
-
Halkaan ka akhriso qoraal dheer oo ku saabsan xaaladdaan:-
http://bit.ly/2vXpwP7 (http://bit.ly/2vXpwP7)