Somali Medical Forums
Administration Panel => Announcements => Topic started by: Admin on June 01, 2011, 05:51:48 PM
-
Waxaa xalay waqti dambe ku geeriyooday magaalada muqdisho diktoor xanafi oo ka mid ahaa takhaatiirta aadka loo yaqaan magaalada muqdisho.
Waxaan eebe uga rajaynaynaa inuu jannadiisa fardowso ka waraabiyo, qaraabadii iyo ehelladii uu ka tagayne oo sabar iyo iimaan uu ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
-
samir iyo iimaan ameen dadkii uu ka geeriyooday iyo dhamaan bah waynta caafimadka .
Ameen
-
Inaa lilaahi wa ina ileyhi raajicuun.
Alla ha unaxariista, qabriga alla ha u waasicaya, inta uu ka geeriyoodaya ahaladii iyo dhamaan bahda caafimaadka Samir alla ha ka siiyo.
Illahayow janada ka waraabi , danbigiisa dhaaf.
-
Allaha u naxariisto, intuu ka tagayne sabar allaha ka siiyo.
-
Allaha u naxariisto, intuu ka tagayne sabar allaha ka siiyo.ameeeeeeeeen