Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muniira on March 13, 2010, 03:37:24 AM

Title: Su'aal: Wadna xanuunka iyo daaweyntiisa?
Post by: Muniira on March 13, 2010, 03:37:24 AM
asc wr wb salaanta ka dib waxaan rabaa in aan ogaado wadna xanuunka iyo sida loo daweyo
Title: Re: Su'aal: Wadna xanuunka iyo daaweyntiisa?
Post by: SomaliDoc on March 21, 2010, 07:43:44 PM
Maxaa ula jeedaa wadna xanuunka?
Soomalida badankood bog xanuunka ayay wadna xanuun u yaqaanaan!!! ee ma bog xanuun ayaad ka wadaa....
Title: waadnaha oo ijiidmaya oo an dareemayo tabat daro
Post by: Muniira on April 05, 2010, 01:24:04 AM
waxaan dareemaayaa wadnaha oo i jiidmaya tabar daro markas soconayo aad uu ii garaacmaa waxaan rabaa in aan mata dhan jifo anoo dareemaya daciif nimo iyo wadnahoo ijiidmaya