Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: drmire on July 28, 2017, 06:36:25 AM

Title: Su'aal: Xididada xaniinyaha?
Post by: drmire on July 28, 2017, 06:36:25 AM
Asc dr mahad haka gadhe cawinta ad u heyso umada somaliyed dr waxan u tagay dhaqtar turki ah waxa leyga hayay xaniinta midig waxa leysaray kumputer waxana ley dhahay xididada xaniinyaha aya iska ka dulsaran qaliin ayana tahay marka dr maxa sababa xididada xaniinyaha o is dul saarma mahad sanid dr jwb wacn
Title: Re: Su'aal: Xididada xaniinyaha?
Post by: Mr Mahamed on July 30, 2017, 11:43:15 AM
Sxb Qaliin haku dagdagin xanuunka  ku hayo magciisana dhaqtarka hakuu sheego lkn xididida xaniin yaha ayaa isdulsaran magac xanuun ma ahan
Title: Re: Su'aal: Xididada xaniinyaha?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2018, 12:30:11 PM
Walaal waxay u badan tahay in lagaa helay xanuun la yiraahdo "Varicocele", faafhaahintiisa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)