Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac123 on August 08, 2015, 07:37:13 AM

Title: Su'aal: Awood darri iga haysa galmada?
Post by: Jaamac123 on August 08, 2015, 07:37:13 AM
asc waxaan ahay wiil dhalin ah dhawaana guursaday waxaana ka cabanayaa awood  dari iga haysa galmada waxaana isku arkay inaanan kacsanayn si dhaqso ah xataa markaa la jiifo xaaska waxaana jileec ka dareemay xubintayda taranka horeyna waxaan usameyn jiray siigo maxa dakhtar la igula talin sidoo kale waxaan isku arkay inuu haduu ikaco guska si dhaqso ah u damayo iyo biyo bax degdeg ah dhabar xanuun iyo walwal faro badan

dhaqtar ma jiraa waxyaabo guska adkeeya oo kacsiga taageera mana isticmaalo kaniini sida veigara waxaan rabaa inaan ka xaaskayga qanciyo dhibaataa ihaysa fadlan icaawiya si degdeg ah
Title: Re: Su'aal: awood dari iga haysa galmada?
Post by: SomaliDoc on August 09, 2015, 12:21:15 AM
Jawaabta ku aadan awood darrida halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)
Jawaabta ku aadan biyobaxa degdegga ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)
Jawaabta ku aadan dhibaatada siigada, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)
Jawaabta ku aadan adkaynta guska, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html)