Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Huda salah on December 19, 2018, 09:33:02 AM

Title: Su'aal: Xaydha caloosha iyo Sanjabiisha?
Post by: Huda salah on December 19, 2018, 09:33:02 AM
Asc somali doc aad ayaad ugu mahadsanthiin  wacyigelinta ummada somaliyeed 
Su'aashaydu waxay tahy xaydha caloosha malagu yareyn karaa sanjabiil waliba ta qoyan(ginger) colgate iyo liindhanaan oo inta laysku daro caloosha korkeeda lagu daliigayo
Cafimaad ahaana maqaarka mxay yeelaysaa
Mhadsand
Title: Re: Su'aal: Xaydha caloosha iyo Sanjabiisha?
Post by: SomaliDoc on April 19, 2019, 09:38:32 PM
Waxyaabahaas la isku daray laguma yarayno karo xeyrta caloosha sababtoo ah xeyrta ma ahan wax maqaarka dul saaran waa dufan ku kaydsan jirka gudihiisa, midda kale caafimaad ahaan waa halis inaad colgate, liin dhanaan, sanjabiil inaad isku dartid sababtoo ah daawada ilkaha waa kiimiko waxaa dhici kara in xanuun hor leh kuu keento, waana halis.

Qoraalkaan ka akhriso xeyrta iyo buurnida siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html)