Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qawdhan on June 02, 2011, 07:22:14 PM

Title: Su'aal: Faaliga?
Post by: Qawdhan on June 02, 2011, 07:22:14 PM
marka hore dhammantiin waxan idinku salamayaa salanta islamka.
waxan idinka codsanayaa inad cudurada aad ku soo dartaan faaliga ama dhinac qaleylka.
waxan kale oo dhakhtirta waydiinayaa, maxaa keena faskaxda oo qaybta danbe qalasho?
sidee baa waxa loo ga qabankara?  aadbaad uu mahada santiin
Title: Re: Su'aal: Faaliga?
Post by: SomaliDoc on June 09, 2011, 10:06:53 PM
Qoraalkii aad naga dalbatay oo ku saabsanaa cudurka Faaliga, halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3552.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3552.0.html)

Su'aashaada labaad waxaan uga baahannahay faahfaahin iyo adigoo sharaxdid waxa aad ugala jeedid "maskaxda oo qeybta danbe qalasho"?