Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on February 05, 2017, 04:22:37 PM

Title: Su'aal: Jawaabta Testosterone-ka?
Post by: Mr Mahamed on February 05, 2017, 04:22:37 PM
Testosterone ka resultiga hadii uu noqdo 5.60  normal value uu noqdo 2,8-8 ng/ml waa sidee macaadi baa mise waa qalad
Title: Re: Su'aal: Jawaabta Testosterone-ka?
Post by: SomaliDoc on May 08, 2017, 03:29:25 PM
Taasi waa caadi, waa normal.