Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on February 03, 2017, 09:07:54 PM

Title: Su'aal: Dhiig markaa shubayso maxaa lagaa baaraa?
Post by: Maaji29 on February 03, 2017, 09:07:54 PM
dhiiga markaad shubeyso maxaa lagaaa baaraaana adingoo raali ah dr
Title: Re: Su'aal: Dhiig markaa shubayso maxaa lagaa baaraa?
Post by: SomaliDoc on May 07, 2017, 08:55:51 PM
Waxaa lagaa baarayaa cadadda dhiiggaa, nuuciisa iyo  inay isqaadan karaan qofka dhiigga lagu shubaayo.

Waxaa kaloo lagaa baarayaa in aad qabtid xanuunada ku kala gudbo dhiig-shubidda sida HIV-ga, Cagaarshowga nuucyadiisa B iyo C iyo cudurka isfiilitada.