Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hoden Hassan on February 04, 2021, 03:55:06 AM
-
Maxa lagu garta kaadi haysta inay ku dabacday ?
Maxa sababa inay kadi ku qabayo markasta ama ba hadi cad cabitan cabto sida biyaha isla mar ka cabtay ama kabatay 5mint kadib ?
Hada is ku aragto marka dhashy ilma kowad sidan maxay tahy dhibku ?
Se maxa u daawa ?
Plz doc iiso jawan adan uga walwal sanahy shukran
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)