Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qalbiyare on March 29, 2016, 12:37:12 AM

Title: Su'aal: Cidiyahaya dadka cuna?
Post by: Qalbiyare on March 29, 2016, 12:37:12 AM
Asc dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh iyo dadka ku xiran page kan bacdal salaan, waxan dhakhaatirta weydin lahaa dadka cidiyaha iyo faraha jirka cuna mxa sababa ma xanuun ba dadka qaar wxy dhahan wa isfiilato lkn ani wxy ila tahay wa la qabsi ama dabeecad mahadsanidin.
Title: Re: Su'aal: Cidiyahaya dadka cuna?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 12:08:55 PM
Jawaabta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5623.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5623.0)