Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iman Osman on March 21, 2019, 12:03:07 PM

Title: Su'aal: Shuban cagaaran oo mucus ah?
Post by: Iman Osman on March 21, 2019, 12:03:07 PM
Asc doc plz isoo jawaba suaalo badan idin waydiiyee

Wiil yar oo sagaal bilood jira ayaa iga xanuusan shuban cagaara ayuu leeyhy kaliya marka aan naaska siiyo ayuu shubmayaa inta kale ma  laha sido kale skinka waxa ku yeeshay gudguduud
Caano ma siiyo naaska iyo cuntooyin bes ayan siiya liindhanan muus baasto baradho rooti canjeelo macsaro.
Cuntooyinkisa intaasay u badan yahiin.

Anigu cuntooyin igu cusub ma jiraan sidoo kale wax xanuba ma qabo caloosha bahal ayan ku lahaa lkn hda dhib iguma hayo gasteric wan leeyhy wax uur ahna iskuma ogi

Ilmaha naaska jaqa bahal ma yeelan karaa calamada lagu kartana isoo sheega
Sidoo kale malira calamadaja lagu garto

Plz isoo jwaba