Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abukar mohamed on October 30, 2017, 02:25:42 PM

Title: Su'aal: Nabarka cad ee isha qeybta madow hosteda kasoo baxa?
Post by: Abukar mohamed on October 30, 2017, 02:25:42 PM
Salaan kadib dhakatirta sharafta leh  waxan weydina
Isha ayaa ixanuuneysa mudo labor malmod ..kadib gaduud ayey noqotey clinic ayan tagay waxu isoqorey (terterceline)hal malin markan isticmaaley nabar aya igasobaxay qebta madow korkeda dhinaca goose isha na wet ilmeyneysaa mararka xanunka ziyado
FADLAN MXA LOGAHORTAGI KARAA
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Nabarka cad ee isha qeybta madow hosteda kasoo baxa?
Post by: SomaliDoc on November 20, 2018, 08:26:01 PM
Fadlan dhakhtarkaaga ku laabo si loo ogaado waxa aad isha ku aragtay waxa ay yihiin.