Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Maskaxda => Topic started by: Qaalib on June 22, 2016, 05:12:39 PM

Title: Su'aal: Sideen u raadiyaa su'alihii aan soo qoray?
Post by: Qaalib on June 22, 2016, 05:12:39 PM
waad mahad santihiin dhamaan waana idin salaamayaa dhaman somalidoc waxaan codsanayaa in layga caawiyo sidi aan uraadin lahaa su'alaha aan soo diro jawabtooda mahelo mise anaa garan la sida loo raadiyo marka waxa jirtay dhowr mar oon sualo soo qoray jawabtiina waaban waayay raadiyayo icaawiya fadlan