Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maida on October 04, 2009, 09:48:51 AM
-
asc dhaman bahda inoo dadahinysa bejkaan aan rabaa inanaka faideysto
1. walal waxab rabaa inala isharxo kaninigaan oo ananmacanhisa walifahansanayan kaniniga magaciisa waa Clomid waxa loo cuno iyo waxuu taro iyo hadii aan cuno dhibka uu i keni karo ama faa idada uu isin karo ayan u bahanay adigoon mahadsan waxan filayaa inla iga soojawabi doono aniga2010@hotmail.com ayad igu soo diri kartaan jawabta mahadsanidiin bye maid
-
Clomid waa kaniini loo adeegsado in uu siyaadiyo bacriminta ugxanta haweenka.
Waxaa loo qoraa haweenka ka cabanaayo dhalmo la'aanta.
Waxaa dhibatooyinkiisa ka mid ah matag, lalabo, naaso xanuun, caado badan, madax xanuun, gariir, timo go'id iyo calamado kale.