Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on June 13, 2018, 04:33:59 PM

Title: Su'aal: Caado xinjir u badan?
Post by: Kaltuun on June 13, 2018, 04:33:59 PM
asc dr waxan ku waydiin lahaa dhiiga caadada markaan helo horta waan ku xanuusadaa ma aqaano ma xanuunba mise FGM ka sababay balse xinjiro ayuu ubadan yahy xinjiraha waxa la socda wax cad yar la moodo oo marka taabato hilib u eg waliba xinjirta haday iga so bixi waydo saa id ban uxanusanayaa markay iga timaadana wan nafisaya marka dr khayr alle haku siiyee cadadka soo racaya xinjiraha ban ka warwarsanahy waxay yihiin ma wax iska dhacdaba mise xanuuun ayaa jira caadadase inay xinjirow yelato ma caadibaa?
waa mahadsantahy
Title: Re: Su'aal: Caado xinjir u badan?
Post by: SomaliDoc on January 03, 2019, 11:39:29 PM
Caadada oo wadato xinjiro waxay tilmaan u tahay cilladda 'menorrhagia" ee faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0)