Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nafta cadey on March 24, 2019, 10:41:17 PM

Title: Su'aal: Ilmo waqtigoodii ka hor ku dhasha (6bil).
Post by: Nafta cadey on March 24, 2019, 10:41:17 PM
Asc Dre, alle haku barakeyo cilmigaga , Dr waxan ku waydiinaa gabar an sxbo nahay waxa ku dhacda marwalba oo ay uur yeelato cunugu markay 6bil u dhamaato wu soo baxaa, oo wqxay arkee xabkii oo so jeeda ka diba fool aya qabaneysa ka dibna wu dhimanaa cunuga marku dhasho, hada 2 cunug ayaa saas uga dhimatay marka Dr maxay tahay ciladaas maxaase keeni kara? Mida kale ilmo 6bil ah ma noolaan karaan hadi dhalada ilmaha la galiyo?