Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikani on November 18, 2011, 06:00:59 PM

Title: Su'aal: Nabar ka soo baxay kilkisha?
Post by: Abdikani on November 18, 2011, 06:00:59 PM
asc dhaqaatiirta sharafta leh, su'ashayda waa nabar oo ka soo baxay kilkisha waa adag yahay markii la taabto wuu idaqnanayaa wax afna malahan. Maxaa la dhihi karaa inuu yahay?, maxana dawo u ah?. Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Nabar ka soo baxay kilkisha?
Post by: SomaliDoc on November 21, 2011, 10:19:34 PM
Ka soo bax ayuu noqon karaa, wuxuu kaloo noqon karaa in qanjirrada meesha ku jiro mid ka mid ah uu bararn yahay....
Daawada waxay ku xirantahay in la ogaado nabarka ama kuuska kilkisha ka soo baxay ee u tag takhtar.