Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuabdirahman on January 28, 2018, 05:11:53 PM

Title: Su'aal: Caloosha oo sanqadha sidii biyaha?
Post by: Abuabdirahman on January 28, 2018, 05:11:53 PM
Calooshoo sanqadha ,sidii biyo lashubayoo kale.mudo ayan isku arkay xanuunkan waliba subaxdii
Title: Re: Su'aal: Caloosha oo sanqadha sidii biyaha?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on February 01, 2018, 09:02:44 AM
Fadlan, Halkaan ka akhriso Calool Shanqarka iyo waxyaabaha keena.


http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6657.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6657.0)