Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Caruurta => Topic started by: Diagnostic on October 24, 2007, 03:34:44 AM

Title: La Saan Qaad Cunugaaga - 1
Post by: Diagnostic on October 24, 2007, 03:34:44 AM
Koriinka ilmaha waxa ay soo maraan marxalado aad u muhiim ah badanaane hooyadu ay weligeed hilmaamin.
Marxaladahaas oo lagu qiyaasto cunuga koriinkiisa iyo caafimaadkiisa.
waxaan jeclahay inaan marxaladahaas aan halkaan idinkugu soo koobo maadaama hooyadu looga baahanyahay sida saxda ee laga rabo ilmaheeda inay u koraan ayna ku socdaan khadka koriinka ee saxsan, hadii ay aragtane wax ka badalan taasi inay la xariirto dhakhtarkeeda, waxey kaloo mawduucani faaido weyn u yahay hooyooyinka cusub ee barbaradka ah.

Si loo qiimeeyo koriinka ilmaha iyo caafimaadka ilmaha waxaa lagu firiyaa 4 shay:

1- Koriinka Jirka
2- Koriinka Maskaxda iyo dareemayaasha
3- Bulshanimada
4- Luqada

afartaas kor aan ku soo sheegnay mid walba waxa ay leedahay calaamado lagu garto oo muhiim ah.

Sawirkani waxuu cadeynayaa koriinka jirka: sida goormuu cunuga madaxa ceshtaa, goormuu fadhiistaa, garguurtaa, istaagaa, socdaa iyo wixii la mid ah.
(http://www.dinf.ne.jp/doc/english/global/david/dwe002/dwe002g/sheet6-1b.gif)
Lasoco Qeybta 2-aad (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=366)

Diagnostic
Title: Re: La saan qaad cunugaaga - 1
Post by: Sumayya on October 24, 2007, 01:45:00 PM

Salaama Caleikum

Jazallah Khair, brother that was very intresting. I  will forward this topic to the sisters who needs this kind of info  , Insha Allah.
Title: Re: La saan qaad cunugaaga - 1
Post by: Dr.Noora on October 25, 2007, 06:11:27 PM
nice topic Mr Diagnostic and usefull also to all new familly i hope all the members they will like this topic , congrats and we will wait ur new other topics , salaam.


Dr:Noora
Title: La Saan Qaad Cunugaaga - 2
Post by: Diagnostic on October 27, 2007, 01:06:05 AM
Qeybtaan labaad waxa ay sharxeysaa sawirane ku cadeyneysaa calaamadaha lagu garto koriinka maskaxeed, mida bulshadeed iyo mida luqadaba ee ilmaha.
marka sidaas ayaan ku soo gabagabeybey afartii qeybood ee ugu waaweynaa dhinaca koriinka cunugaaga.
(http://www.dinf.ne.jp/doc/english/global/david/dwe002/dwe002g/sheet6-2b.gif)

Diagnostic