Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yusuf Ahmed on May 21, 2019, 08:16:33 PM
-
asc dr aadban ku salamay illahay ha ka abaal mariyo shaqadad uma islaamka u hayso dr hal suaal ayaan qaba
dhagta dusheeda xididada dhiiga ee mara ayaa. i gariira ilaa shantii minit ba hal mar ayuu gariiraya hadan gacantayada xata ku taabto waan dareema